DAAWO: Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada JSL ayaa Beesha Caalamka u Sheegay inaanay Somaliya Diyaar u ahayn Wada-hadal
Somaliland Nation
March 18th, 2015
DAAWO: Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada JSL ayaa Beesha Caalamka u Sheegay inaanay Somaliya Diyaar u ahayn Wada-hadal

images (1)(somalilandnation) wasiirka wasaarada arimaha dibada jamhuuriyada somaliland maxamed biixi yoonis ayaa sheegay ianay beesha caalamka uga warameen qaabkii uu u burburay wada-hadaladii somaliland iyo somaliya. sidaa oo kalena wasiirku waxa uu sheegay inay beeesha caalamka u cadeeyeen inaanay somaliya diyaar u ahayn wada-hadal.

 

 

somalilandnation/hargaisa/office

Articles

More Articles