Gudomiyaha Gobolka Gabilay oo Xilkii u Kala Wareejiyey Gudomiyihii Hore iyo Gudomiyaha Cusub Ee Dagmada Agabar.
Somaliland Nation
May 7th, 2017
Gudomiyaha Gobolka Gabilay oo Xilkii u Kala Wareejiyey Gudomiyihii Hore iyo Gudomiyaha Cusub Ee Dagmada Agabar.

Gabiley(Somaliland Nation) Badhasaabka Gobolka Gabiley ayaa xilkii u kala wareejiyey  Gudoomiyihii cusub ee Degmada Agabar iyo Gudoomiyihii hore.

Articles

More Articles