Somaliland Nation
Articles
Faraqa Mala Qabanaa Hawlaha Madaxwaynaha Horumarka, Farsamo Mucaaridnimana Mala Sugnaa Farmaajo
Faraqa Mala Qabanaa Hawlaha Madaxwaynaha Horumarka, Farsamo Mucaaridnimana Mala Sugnaa Farmaajo
9 months ago

Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waa Madaxwaynihii 4-aad ee dalka Somaliland yeesho. Isaga iyo sadexdii Madaxwayne ee ka horeeyayba midba waxqabad culus oo dalka u yeeshay ayuu ku suntan yahay. Waa iga sal odhaahdani, balse igama aha halagaa sii sheego, Madaxwaynuhu kuma matalo. Madaxwaynihii 1-aad waxa uu ahaa Marxuum Cabdirahman Axmed […]

Read full story → Comments Off on Faraqa Mala Qabanaa Hawlaha Madaxwaynaha Horumarka, Farsamo Mucaaridnimana Mala Sugnaa Farmaajo
  • Wasiir Samsan: Dun Xariir ah Iyo Dabayl Caafimaad oo Somaliland Deeqday
    Wasiir Samsan: Dun Xariir ah Iyo Dabayl Caafimaad oo Somaliland Deeqday
    Wasiir Samsan: Dun Xariir ah Iyo Dabayl Caafimaad oo Somaliland Deeqday

    By: Cabdillaahi Ibraahin Xaaji Xasan, Afhayeenka Wasaaradda Waxbarashada JSL “Hablo talada goyn kara Garta madal ka niqi kara Gobannimana hanan kara Garashana iskaga mid ah Geeskeenna mooyee Geyi kale ma joogaan!” Maalmihii u dambeeyay waxa saxaafadda ku soo noqnoqonayay dad siyaalo kala duwan tafsiir uga bixinayay hadal ay dhowaan marwo […]

    Read more ›
    December 5, 2016, 6:32 am
  • Dawladda Somaliland oo Ugaadhsanaysa Kooxaha ku Shaqeysta Tahriibka
    Dawladda Somaliland oo Ugaadhsanaysa Kooxaha ku Shaqeysta Tahriibka
    Dawladda Somaliland oo Ugaadhsanaysa Kooxaha ku Shaqeysta Tahriibka

    Hargeysa(Somaliland Nation) Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa sheegtay in ay qaaday tallaabooyin wax ku ool ah oo wax lagaga qabanayo aafada tahriibta iyo sidii loo soo qab-qaban lahaa magafeyaasha ka shaqeeya tahriibinta dhalinyarrada. Wasiir ku xigeenka wasaarada qorshaynta Kaysar Cabdilaahi Maxamed oo shalay u waramayay qaar ka mida warbaahinta ayaa waxa […]

    Read more ›
    October 1, 2016, 7:59 am
  • Maxamed Ibrahim (Qabyo-tire) Hogaamiyihii Midnimadda iyo Horumarka Togdheer
    Maxamed Ibrahim (Qabyo-tire) Hogaamiyihii Midnimadda iyo Horumarka Togdheer
    Maxamed Ibrahim (Qabyo-tire) Hogaamiyihii Midnimadda iyo Horumarka Togdheer

    Haddaba hadladii xusuusta mudnaa ee Badhasaab Maxamed Ibraahim uu ka jeediyey madasha ay walaalleyntu ka dhacaysay ee magaaladda Burco ayaa uu ku sheegay in uu indhihiisa ku arkay calanka Jamhuuriyadda Somaliland oo magaladda London badhtamaheeda sudhan  waxaana hadaladiisii ka mid ahaa “Aad iyo aad ayaan u faraxay aadna waan u […]

    Read more ›
    July 13, 2016, 8:39 am